Musharax Madaxweyne oo Warka kasoo baxay NISA ku tilmaamay Isku day Afgembi cusub

Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay warkii kasoo baxay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo ku aadanaa in uu socdo qorshe lagu beegsanayo Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble. Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in warka kasoo baxay Hay’adda NISA … Continue reading Musharax Madaxweyne oo Warka kasoo baxay NISA ku tilmaamay Isku day Afgembi cusub